RW Khayre oo amray dardar-gelinta nidaamka casriga ah ee diiwaan gelinta Ciidanka (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo booqday dugsiga tababarka ciidanka ee Janaraal Dhega-badan oo ay ka socoto diiwaan gelinta nidaamka casriga ah ee ciidanka xoogga dalka ayaa saraakiisha shaqada loo xil-saaray ku amray in ay dardar-geliyaan si loogu guulaysto tira koobka ciidanka. Saraakiisha loo xil saaray diiwaan gelinta nidaamka casriga ah … Continue reading RW Khayre oo amray dardar-gelinta nidaamka casriga ah ee diiwaan gelinta Ciidanka (Daawo Sawirro)